| Management number | 231653773 | Release Date | 2026/06/18 | List Price | US$90.00 | Model Number | 231653773 | ||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Category | |||||||||
Taariikhda Kooban: BA.MA. Abdiaziz Omar FUNSIFUNSI waa akhoonyahan Soomaaliyeed oo leh khibrad dheer oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan Maamulka, Dhaqaalaha, iyo arrimaha bulshada. Waxa uu haystaa shahaadooyinka BA iyo MA, kuwaas oo uu ku takhasusay culuumta Maamulka, Dhaqaalaha Dadban, iyo horumarinta bulshada.Mudane FUNSI waxaa uu ka- mid ahaa mas’uuliyiintii sare ee dowladda Soomaaliya, isaga oo xilal kala duwan ka- soo qabtay hay’ado muhiim ah sida:Wasaaradda Lacagta, halkaas oo uu door weyn ku lahaa qorsheynta iyo maareynta dhaqaalaha Canshuurta Dadban ee Qarankii Somaaliyeed.Wasaaradda Arrimaha Bulshada, isaga oo ku dadaalay horumarinta adeegyada bulshada iyo kor u qaadidda wacyiga bulshada Soomaaliyeed.Machadka SIDAM (Somali Institute for Development Administration and Management), oo aheyd xaruun muhiim u ahayd tababarka iyo kor u qaadidda xirfadaha maamulka ee shaqaalaha dawladda, halkaas oo uu ka ahaa lataliye iyo tababare sare.Intaa waxaa dheer, oo uu ahaa cilmi-faafiye caan ah kaasi oo uu ka- soo shaqeeyey jaamacadaha Lafoole iyo Gaheyr, isaga oo ka qayb qaatay tarbiyadda ama barbaarinta jiilal badan oo akhoonyahanno Soomaaliyeed ah.Mudane BA.MA. Abdiaziz Omar Funsi, akhoonyahan Somali Banaadiri ah, waxaa uu ku dhashtay Magaalada Muqdisho, waxaa uu baaritaan iyo daraasaad ku sameeyay taariikhda reer Banaadiriga. Waa Cilmi- faafiye caan ah oo ka- soo shaqeeyey Jaamacadaha Lafoole iyo Gaheyr, isaga oo ka- qayb qaatay tarbiyadda jiilal badan oo shalay iyo Maanta akhoonyahanno Soomaaliyeed ah. Waxaa uu Xubin ka- soo noqday Ururkii Dhalinyarada, Maamulkii hore ee Wasaarada Lacagta. Waxaa uu lataliye iyo tababare sare ka- soo noqday Machadka SIDAM (Somali Institute for Development Administration and Management), oo aheyd xaruun muhiim u tababarka iyo kor u qaadidda Xirfadaha Maamulka iyo Shaqaalaha Dawladda. Waxaa uu gaatan la- shaqeeyaa Hay’adda Muhaajiriinta iyo Qaxootida ugu qaabilsan ee Jarmalka, waxaa kale oo uu Waxbarashada dhinaca Dhaqaalaha Suuq geynta kaga soo qalin jebiyey Machadka sare ee Waxbarashada Passau ee Jarmalka. Read more
| ASIN | B0FK34G81S |
|---|---|
| XRay | Not Enabled |
| Edition | 1st |
| Language | English |
| File size | 3.0 MB |
| Page Flip | Enabled |
| Word Wise | Not Enabled |
| Reading age | 12 - 18 years |
| Print length | 267 pages |
| Accessibility | Learn more |
| Screen Reader | Supported |
| Publication date | July 25, 2025 |
| Enhanced typesetting | Enabled |
If you notice any omissions or errors in the product information on this page, please use the correction request form below.
Correction Request Form